Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Nootaayo casri ah oo laga furay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
22/10/2011

Nootaayo casri ah oo loogu magac daray FAQI ayaa laga furay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo nootaayadan noqoneyso tii ugu horeyso oo noocan oo kale ah oo laga hirgeliyo degmada Afgooye.

Howlaha ay qabato Nootaayo FAQI ayaa waxay kala yihiin sidan:-

1-Kala wareejinta hantida guurtada iyo ma guurtada sida:-

a)    Guryaha.
b)    Beeraha.
c)    Boosaska Banaan.
d)    Baabuurta.
e)    IWM.

2-Kireynta Guryaha, Beeraha, Baabuurta iyo IWM.

3-Qoraalka Warqadaha:-

a)    Heshiiska Dhaxalka.
b)    Is Wakiilashada.
c)    Shahaadada Nikaaxa.
d)    Imtixaanada Dugsiyada.
e)    Arjiyadda.
f)    IWM.

Nootaayada FAQI sidoo kale waxay u diyaarisay dadka ku nool dibada oo raba in ay hanti guurta iyo ma guurta ka iibsadaan dhulkii hooyo in loo diri doono sawirada hantida qofka uu rabo inuu iibsado ka hor inta uusan iibsanin.

Nootaayada FAQI waxay qoraaladeeda u isticmaaleysaa Computers iyo Printers oo ah noocii ugu dambeeyey.

Nootaayada FAQI Waxay ku taalaa xaafada Ceel Qode kasoo horjeeda Carwada Daara Salaam ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana kugu diyaar ah dad khibrad iyo aqoon u leh howlaha nootaayada.

Maamulaha Nootaayada FAQI : Sh. Maxamed Muuse Mayow.

Tel: 00252615512000




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.