Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Dadwaynaha Beesha Geledi ee Ku dhaqan ADDUUNKA in uu jiro shir looga hadlaayo danaha iyo mustaqbalka qoomiyada Geledi meelkaso oo ay dunida kaga nool yihiin gudaha ama dibebdaba..
Shirkan oo daba socda shirarkii aaynu hore u yeelanay bisha Ramadaan intii aysan soo gelin kahor. Sidaas daradeed waxaan idinku war gelineynaa in maalinta AXADA soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 02 Semptember labadeeda -2012. Saacada dalalkana waxay kala yihiin sidan:
USA-Centeral Time Zone: 11:00 AM Subaxnimo.
UK: 4:00 PM Galabnimo.
Somalia : 6:00 PM Galabnimo
Saudi : 6:00 PM Galabnimo
UAE: 7:00 PM Galabnimo
Telephonka waa Teleconference: 1-218 548 1429. ka dib waxaad garaacaeysaa code-ka oo ah 3238 si aad u gashid qolka shirka.
Gudiga Qaban Qaabadda Shirka :
kasoo qeybgal wanaagsan.