Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Ogeysiis: Shirkii Seddexaad ee Golaha Waxqabadka Afgooye "AFGOI ACTION COUNCIL"
21/07/2012

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Dadwaynaha Beesha Geledi ee Ku dhaqan ADDUUNKA in Axada soo socota 22-da Bisha July 2012 la  qaban doono shirkii seddexaad Golaha Waxqabadka Afgooye "AFGOI ACTION COUNCIL" kaas oo lagaga arrinsan doono xaalada degmada Afgooye iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

Maadaama dalal kala duwan la joogo saacada shirka uu dhici doono waa sidan:-

USA-Centeral Time Zone: 11:00 AM Subaxnimo.
UK: 5:00 PM Galabnimo.
Somalia : 7:00 PM Fiidnimo
Saudi : 7:00 PM Fiidnimo
UAE: 8:00 PM Fiidnimo


Telephonka waa Teleconference:  1-218 548 1429. ka dib waxaad garaacaeysaa code-ka oo ah 3238 si aad u gashid qolka shirka.

Gudiga Qaban Qaabadda Shirka :

Sheekh Nuur Abiikar Qaasim.

Nuur Cismaan Axmed Hiraabe

Yaasiin Abiikar Cali.

Anisa Maxamed.

Mahadsanidiin.

kasoo qeybgal wanaagsan.




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.